Gabdho 9 sano u afduubnaa Boko Xaraam 'oo lasoo badbaadiyey'

Boko haram

Ciidamada Militariga dalka Nigeria ee ku sugan gobollada galbeed ee dalkaas ayaa sheegay in lasoo badbaadiyey laba hablood oo arday ahaa, oo mudo 9 sannadood ah u afduubnaa kooxda xagjirka ah ee Boko Xaram.

Gabdhaha ayaa la sheegay inay la jiraan caruur ay u dhaleen nimankii malayshiyada ahaa ee dugsigooda ka afduubtay.

Warbixin ay arrintan ka qortay VOA-da, waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Gabdho 9 sano u afduubnaa Boko Xaraam 'oo lasoo badbaadiyey'