Warbxin ku saabsan dadaallada dhexdhexaadinta colaadda Sudan 

COMBO-SUDAN-CONFLICT-BURHAN-DAGLO

Muwaadiniinta Sudan ayaa si taxadar leh rajo uga qaba wadahadallada nabadeed ee Sucuudiga iyo Maraykanka ay ku dhexdhexaadinayaan magaalada Jeddah ee u dhexeeya Jeneraalada dalkooda ka dagaallama iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in dagaalka uu hakadey.

Warbixin uu VOA u diyaariyey Michael Atit waxaa inoo heysa Falastin Ahmed Iman.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan wadahadallada nabadda Sudan.m4a