Dowladda Soomaaliya oo billowday qorshaha Hiigsiga 2060

Madaxtooyada Soomaaliya waxaa shalay ka dhacay shirka heerka sare ee Golaha Dhaqaalaha Qaranka oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Shirka ayaa waxaa lagu soo bandhigay qorshaha muddada fog ee diyaarinta Hiigsiga Qarniga ee 2060, iyo qorshaha lagu maaraynayo marxaladda ka dambaysa dayn cafinta iyo xoraynta dalka.

Warbixintan waxaa Muqdisho waxaa ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Soomaaliya oo billowday qorshaha Hiigsiga 2060