Dalalka Geeska oo iska kaashanaya ammaanka Internet-ka

Dalka Jabuuti waxaa Jimcadii shalay lagu soo gabagabeeyay Shirka dalalka Geeska Afrika oo la xiriira iskaashiga xasilinta ammaanka internet-ka . Ujeedka shirka ayaa ahaa in dalalka gobolka ay ka wada shaqeeyaan ilaalinta xogta internet-ka. Haddaba side arrintaasi lagu gaari karaa? Waa tan warbixin uu Jabuuti ka soo diray wariyaha VOA, Ramadaan Muuse.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka ammaanka Internetka ee dalalka Geeska Afrika