WASHINGTON — Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka Soomaaliya. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Xassan Aadan Hoosow oo ah la taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha dhaqaalaha ahna Agaasimaha Guud ee Golaha Dhaqaalaha Qaranka, ayaa waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.
Your browser doesn’t support HTML5