Hiroshima —
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa isaga oo ku sugan magaalada Hiroshima oo uu ka socdo kulalnka waddamada xubnaha ka ah G7 wuxuu kulamo gaar gaar ah la yeeshay madaxda shiraysa.
Zelensky aaa kulamadan xoogga ku saaray dalalka lagu tuhmayo in ay u xagliyaan dhinaca Ruushka ama aan si bareer ah u cambaareyn duulaankii lagu qaaday Ukraine.
Warbixin ku saabsan ujeedka madaxweyne Zelensky iyo guusha uu kasoo gaari karo safarkaas, waxaa magaalada London kasoo direy Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5