Guddoomiyihii Bardaale iyo ku-xigeenkiisa oo xilka laga qaaday

Gobolka Baay

Guddoomiyihii degmada Bardaale Maxamed Isaaq Caracas iyo ku xigeenkiisa ayaa xilka laga qaaday. Guddoomiyaha oo ay VOA la xiriirtay ayaa sheegay inuu aqbalay xil ka qaadista.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddoomiyihii Bardaale iyo ku-xigeenkiisa oo xilka laga qaaday