Maamulka gobolka iyo hay'adaha amniga oo ka shiray amniga Muqdisho

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale, ayaa kulan looga hadlay dardargelinta ammaanka caasimadda waxa uu la qaatay saraakiisha ciidanka xasilinta magaalada Muqdisho ee ka tirsan ciidanka xoogga dalka.

Gudoomiyaha Gobolka ayaa sheegay in ay hadda qorshaynayaan xoojinta is dhexgalka bulshada iyo ciidamada amaanka.

Haddaba weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdullaahi ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan amniga Muqdisho.m4a