Wareysi: Duruufaha adag ee qoysaska danyarta ah ee magaalada Boorama

Boorama

Dhibaatooyinka shaqo la’aaneed waa kuwo saameeyey boqollaal qoys, haba ugu sii darnaadeen, dadka barakacayaasha ahiye.

Inta badan duruufaha adag ee la soo kulma qoysaska saboolka ah, ayaa si gaar ah u taabta haweenka, maadaama ay udub dhexaad u yihiin qoysaska. Magaalada Boorama waxaa ka socda dedaalo la doonayo in haweenka laga taageero, sidii ay ganacsiyo yaryar u furan lahaayeen, dhinacyada gacan ka geysanaya taageerada haweenka dan’yarta ah ee loo abuurayo ganacsiyada waxaa ka mida hay’adda Camuud Founday.

Weriyaha VOA ee Borama Hashim Sh. Cumar Good ayaa waraysi la yeeshay Axmed Cabdi Ismaaciil, oo ah guddoomiyaha hay’adda Camuud Foundation, xafiiskeeda Somaliland.

Your browser doesn’t support HTML5

Danyarta Boorama.m4a