Barn. Martida: Falanqeyn ku saabsan weerarkii Pearl Hotel

  • Jacfar Kukay

Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay weerrarada kooxda Al-Shabaab, gaar ahaan weerarkii xalay ay kooxdu ku qaadday Pearl Hotel oo ku yaalla xeebta Liido xilli amniga magaaladu uu soo hagaagayay bilihii la soo dhaafay. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Cabdiraxmaan Sahal Yuusuf oo ah qoraa iyo falanqeeye arrimaha amniga ayaa waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida Makarafoonka