Falanqeyn ku saabsan dagaalka ka socda waddanka Sudan

A member of the RSF forces walks around the destroyed Air Defence Forces command site in Khartoum, Sudan, in this screengrab obtained from a social media video on June 14, 2023. (RSF via Twitter/via Reuters)

Dagaallada ka socda waddanka Sudan ayaa u muuqda kuwo isku bedelaya dagaal sokeeye, kadib markii colaadda ay u buuxsadan tahay laba bilood, iyada oo aan weli wax xal ah laga gaarin xabbad-joojin dhowr jeer fashilan tahay.

Hadaba dalkaasi halkuu ku wajahan yahay? Arrimahaasi waxaa falanqeynaya Dr Abdislaam Adam Mohamed oo ah falanqeeye, mudona ku noolaa wadanka suudaan. Waxa uu Nairobi ugu warramay Intisaar Saalax Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeyn ku saabsan xaaladda Sudan.m4a