Wareysi: Maxaa u qabsoomay guddiga baarista xadgudubyadii ka dhacay DDS?

Komishinka baarista Xadgubyada Xuquuqda Aadamaha ee ka dhacay Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia oo uu Barlamaanka deegaanku ansixiyay bishii August sanndkii 2022 kii ayaa ka warramay waxyaabaha u qabsoomay illaa iyo hadda..

Madaxa Komishanka Xuuqda Aaadamaha ee dowladda deegaanka Dr Maxamed Xasan Qaasim ayaa arrimahaasi uga warramay wariyaha VOA ee magaalada Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa u qabsoomay guddiga baarista tacadiyadii ka dhacay DDS?.m4a