Shir looga hadlayo arrimaha garsoorka oo Muqdisho ka furmay

Shirka Garsoorka

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirkii 4-aad ee ee Madasha Garsoorayaasha Soomaaliya. Shirkan waxaa isugu yimaada garsoorayaasha kala duwan ee maxkamadaha Soomaaliya, waxaana maanta looga hadlay sidii loo mideyn lahaa qaabka iyo qorista xukunnada.

Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka Madasha Garsoorka oo Muqdisho ka furmay