Wasiirka Maaliyadda oo musuq-maasuq shaqada uga joojiyey saraakiil

Dr. Elmi Nuur

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Ducaale ayaa shaqada ka joojiyay saraakiil uu ku jiro xisaabiyaha guud ee dowaldda Maxamed Cabdiraxmaan Anas.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka mid ah xarumaha dowladda ee ay saraakiil kamid ahi saameeyeen ololaha musuq maasuq ee ay dowladdu waddo.

Cabduqaadir OK ayaa warbixintan kooban goor dhweyd Muqdisho kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Ololaha dagaalka ka dhanka Musuqa.m4a