Dalka Lithuanian Caasimadiisa Vilnius waxa ka socda kulan ay leeyihiin gaashaanbuurta NATO, kaasi oo lagu soo casuumay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy oo sheegay in ay tahay wax aan caqliga geleyn haddii aanay madaxda kulmaysaa usoo bandhigin wadankiisa wakhti go’an oo ay kusoo biiraan ururkaas, iyadoo ay imanayso kaddib markii hogaamiyayaasha gaashaan-buurta NATO ay sheegeen in ay u diri doonaan Kyiv fariin togan.
Warbxin ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.
Your browser doesn’t support HTML5