Madasha Haweenka: Ayuutada iyo haweenka Soomaaliyeed

Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ayuutada ama hagbadda iyo kaalinta ay ku leedahay dhaqaalaha haweenka iyo qoysaska Soomaaliyeed.

Waxaa soo jeedinaysa Faadumo Yaasiin Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Madasha Haweenka: Ayuutada iyo haweenka Soomaaliyeed