Maxkamadda Racfaanka oo markii labaad dhageysatay dacwada loo heysto eedeysanayaal ajaanib ah

Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa mar kale la horkeenay kalluumaysato ajaanib ah oo hore loogu helay inay sharci darro uga kalluumaysteen biyaha Soomaaliya.

Faahfahainta dhagaysiga labaad ee racfaanka waxaa warbixintan inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta maxkamadda racfaanka.m4a