Falanqeyn ku saabsan xaaladda kacsan ee dalka Niger

Midowga Afrika ayaa muddo 15 cisha ah u qabtay militariga la wareegay talada Niger in ay dib xukunka ugu celiyaan dowladdii sida dimuqraadiga ah loo doortay ee dalkaasi.

Hadalkan ayaa imanaya iyadoo hoggaanka militarigu ay la kulmeen madaxda shaqaalaha rayidka ah ee dalkaasi oo ay kala hadleen sida ay dalkaasi u maamuli doonaan, xilli Mareykanka iyo Midowga Yurub ay ku hanjabeen in ay cunnaqabateyn saari doonaan militariga awoodda la wareegay.

Haddaba, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa xaaladihii ugu danbeeyey ee Niger iyo caqabadaha afgenbiga ka dhalan kara wax ka weydiiyay Cabdullaahi Cabdi Shiikh oo ah Madaxa Xarunta Cilmi Baarista HornGateway Research Center ee fadhigeedu yahay magaalada Nairobi ee Kenya.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeynta wararkii u danbeeyay ee xaaladda kacsan ee Niger