Ganacsatada Islii oo soo dhaweeyay wadahadallada dowladda iyo mucaaradka

Guddiga Ganacsatada Soomalida Islii ayaa soo dhaweeyay wadahadallada u furmay Dowladda Kenya iyo mucaaradka wadankaasi, kadib bannaanbaxyo qalalaase wata oo bilihii lasoo dhaafay ruxay Kenya.

Dowladda iyo mucaaradku ayaa wada wadahadallo ay isku dayayaan inay iskaga soo dhowaadaan mowqifyada ay kala joogaan.

Intisaar Saalax Xusseen ayaa warbixin arintaasi ku saabsan Nairobi kasoo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsatada Isliioo soo dhaweeyay wadahadallada dowladda iyo mucaaradka