Xirfadlayaasha deganaanshaha ka hela Canada

CANADA-GOVERNMENT-PARLIAMENT

CANADA-GOVERNMENT-PARLIAMENT

Soomaalida ku dhaqan waddamada reer galbeedka ayaa badankoodu waxay waddamadaas ku yimaadaan nidaamka qaxootinnimada, tahriibka ama inay wakaalad ahaan ku keenana eheladoodu.

Hase yeeshee waxaa dalalkani ay dhinaca kale u oggolaadaan inay sharci siiyaan oo dalkooda keenaan dadka xirfad-yaqaanka ah ee shaqooyinka ka hela dalkooda.

Weriyahayaga Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa la kulmay Shalfah Gael Chequin oo ka mid ah Soomaalida xirfad-yaqaanka ah ee timid Kanada, warbixintan ayuuna nooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Canada oo qaabilaysa xirfadlayaasha