Tahriibayaal ku dhimatay marin biyoodka u dhexeeya Faransiiska iyo UK

FILES-BRITAIN-POLITICS-IMMIGRATION

Dowladda Faransiiska ayaa xaqiijisay in ay lix muhaajiriin ahi dhinteen, laba kalena lagu la’yahay marin biyoodka u dhaxeeya Britain iyo Faransiiska kaddib markii ay qaraqantay doontii ay la socdeen.

Dowladda ayaa sheegtay in ay wadaan howlgal samatabixin iyo baadhitaan isugu jira. Warbixintan waxaa inoo soo diray Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail

Your browser doesn’t support HTML5

Tahriibka Faransiiska iyo UK