Maxaa ku cusub qorshaha dowladda Canada ee tarxiilka Soomaalida?

CANADA-GOVERNMENT-PARLIAMENT

Dhallinyaro Soomaali ah ayaa dadaal ugu jira sidii ay ugu negaan lahaayeen dalka Canada, kadib markii la sheegay in laga yaabo in la musaafuriyo, sababo la xiriira sharciyada ay ku galeen dalkaas.

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa ka hadashay inay ka warqabto xaaladda dhallinyaradaas iyo haddii ay gacan ka geysan karto sidii loo baajin lahaa dib u celintooda.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa ku cusub qorsha dowladda Canada ee tarxiilka Soomaalida?