Madasha Haweenka: Dowrka haweenka iyo koritaanka Af-Soomaaliga

Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waxaan toddobaadkan ku eegeynaa dowrka haweenka ee koritaanka afka hooyo, waxaana marti ku ah Saamiya Salaad Nuur oo ah macallimad dhigta af-Soomaaliga.

Sahra Cabdi Axmed ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamij Madashada Haweenka