Kenya oo gaabisay muddada lagu heli karo baasaboorka iyo kibaandhada

Kenyan Passport

Dawladda Kenya oo hal sano ay kasoo wareegtay xilligii la doortay ayaa isbeddellada waaweyn ee ay waddo waxa ka mid ah adeegyada helitaanka sharciyada, sida baasaboorka iyo aqoonsiga oo muwaadiniinta waddankaasi ay cabashooyin ka muujiyeen waqtiga lagu qaato sida gobolka Soomaalida.

Warbixintan waxa inoo haya Yaasiin Ciise Wardheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Baasaboorka Kenya