Wasiir Beene Beene oo sheegay in dowladda ay hergelinayso mashruuc lagu horumarinayo beeraha

Wasiir Beene Beene

Wasaaradda qorsheynta ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku guuleysatay hirgelinta mashaariic horumarineed oo wax ku ool ah, sida mashruuca Barwaaqo oo ah mashruuc ka shaqeynaya horumarinta beeraha, daaweynta xoolaha, iyo qodista ceelal.

Wasiirka Qorsheynta ee dowladda Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Beene-Beene ayaa arrimahaas iyo kuwa kaleba uga warramay wariyaha VOA-da Caasha Ibraahim Aaden oo kula kulantay magaalada New York.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi aan la yeelannay Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya.