Dalka Norway Soomaalidii ugu badneyd ayaa kusoo baxay kuraasta gollayaasha deegaanka ee xildhibaanadda. Siyaasiinta Somalida ayaa ka tartamay dhammaan Xisbiyada dalkaasi. Waxaana tiradda xildhibaanadda gollaha deegaanka kusoo baxdey ee Somalida ah ay dhanyihin 6 muddane iyo 2 kuxigeenk.
Mid ka mid ah dadka la doortey ee gollayaasha deegaanka waa Xassan Bille Maxamed oo laga soo doortey magaalada Bergan xisbiga Green Party, ayaa Sahra Cabdi Axmed uga waramay natiijada doorashada.
Your browser doesn’t support HTML5