Washingto —
Soomaalida Mareykanka ayaa ka qeybgasha doorashooyinka kala duwan ee heer degmo ilaa heer federaal, iyada oo sannadihii ugu dambeeyay guulo ka gaaray doorshooyinka ka dhacay gobollo Minnesota ay ka mid tahay.
Barnaamijka Wicitaanka toddobaadkan waxaan kusoo qaadaneysaan firfircoonda Soomaalida Mareykanka iyo waxyaabaha ay uga duwan yihiin ummadaha kale. Waxaa barnaamijka marti ku ah Samakaab Xuseen oo ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiilada gobolka Minnesota.
Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5