Mas’uuliyiinta amniga ee mamaul goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen laba nin oo loo haysto inay baabuur kala baxsadeen maamulka ayna u hgacan-geliyeen al-Shabaab.
Qabashadan ayaa weriyahayaga Aadan Maxamed Salaad uu ka waraystay Aadan Axmed Xaaji, wasiir ku xigeenka wasaaradda amniag ee Jubland.
Your browser doesn’t support HTML5
Jubaland oo xirgtay rag lagu eedeeyay gacansaar ay la leeyih