Muuse Biixi oo eedeyn kulul u jeediyay Puntland

Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku eedeeyey maamulka Puntland in uu doonayo in uu dhulka Somaliland ku qaato hab qabyaaladeysan. Biixi ayaa geesta kalena sharraxay ujeedada doorashooyinka laga leeyahay.

Warka waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Muuse Biixi oo ka jawaabay hadalkii Siciid Deni