Washington —
Sabtidii shalay oo ay taariikhdu ku beegneyd 14-ka Oktober, waxay ku aaddaneyd lix sano guuradii kasoo kasoo wareegtay qaraxii weynaa ee Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku dhinteen boqollaal qof. Qaraxaasi oo lagu sheegay inuu ahaa kii ugu weynaa ee ebid soo mara caasimadda Soomaaliya.
Haddaba maxaa lix sano kaddib iska beddelay amniga caasimadda?
Bartnaamijka Wicitaanka Dhageysta ee toddobaakan ayaan arrinkaas ku eegeynaa, waxaana marti ku ah guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Benaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh). Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5