Washington —
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la filayaa in kadib booqashada Israa’iil uu tagi doono dalka Urdun, halkaasi oo uu kula kulmi doono hoggaamiyeyaal ka tirsan Bariga Dhexe.
Haddaba muhiimadda booqashada Biden iyo waxa kasoo bixi kara ayaa Sahra Ciidle Nuur ay ka waraysatay Dr Cabdicasiis Cawil Maxamuud oo ka faalloda arrimaha caalamka kuna sugan Turkiga.
Your browser doesn’t support HTML5