Boosaaso —
Waxaa sii kordhaya muranka doorasho ee hareeyay maamulka Puntland, kadib markii siyaasiyiinta mucaaradka ay cadaadis ku saareen madaxweynaha Puntland inuu qabto doorasho la mid ah tii uu isaga ku yimid ee habka xildhibaannada ay odeyada soo xulaan.
Laakiin Saciid Dani ayaa ku adkeysanaya inuu qabto doorasho qof iyo cod ah, taasoo keentay in Qaar kamid ah siyaasiyiinta iyo waxgaradka Puntland ay siyaabo kala duwan uga hadlaan khilaafka iyo caqabadaha ku xeeran doorasha.
Haddaba Barnaamijka Faaqiadaadda Toddobaad waxaan ku eegeynaa doodda adag ee ka taagan doorashadan, waxaana soo diyaasisay, soona jeedineysa wriyaha VOA ee magaalada Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac.
Your browser doesn’t support HTML5