Wararkii ugu dambeeyay ee duqeymaha Israa'iil ee Gaza

Palestinians look for survivors of the Israeli bombardment of the Gaza Strip in Rafah, Oct. 23, 2023.

Milatariga Isarel ayaa duqeymo cirka ah ku qaaday marinka Gaza Isniinta maanta ah, iyadoo wasiirrada arrimaha dibadda ee midowga Yurub oo kulmay ay ku baaqayaan in la gaaro xabbad joojin binu’aadanimo.

Dayuuradaha Irsael ayaa sidoo kale duqeeyay goobo ururka Xisbullah leeyahay oo ku yaalla Lubnan, oo ay kujiraan cutubyo ay milatariga sheegeen inay isku diyaarinayeen inay weerarro gantaallo ah ku qaadaan Israel. Warbixin ay qortay VOA waxaa inoo soo koobaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee G