Wicitaanka Dhageystaha: Maxaa sababay kororka kansarka naasaha ee Soomaalida?

Bishan Oktoober waa mid dunidu u asteeysay wacyigelinta kansarka nooca ku dhaca naasaha, waxaana Soomaaliya ka mid tahay meelaha sida aadka ah uu ugu baahayo, sida ay sheegeen khuburada caafimaadku.

Haddaba, maxaa sababay kororka cudurkan ee Soomaaliya? Dr. Xuseen Bashiir, kana halwgala Isbitaalka Jaamacada Soomaaliya, kuna takhasusay noocyada kala duwan ee Kansarka ayaa maanta marti ku ah barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha