Addis Ababa —
Guddiga Xuquuqul Insaanka ee dowladda Ethiopia ayaa sheegay in tobannaan qof oo rayid ah bishan lagu dilay duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha aan drones-ka, iyada oo askartu guri-guri ay u baarayeen gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya, halkaas oo mas’uuliyiintu ay sheegeen in guulo amni laga gaaray tan iyo markii ay qarxeen iskavhorimaadyo bishii July dhacay.
Warbixin ay wakaaladda wararka ee Rueters qortay waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.
Your browser doesn’t support HTML5