Barn. Martida: Dr. Shiikh Maxamed Xaaji Axmed

Xildhibaan Dr. Maxamed Xaaji

WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah, Dr. Shiikh Maxamed Xaaji Axmed oo ka mid ah culumaa’uddiinka Soomaaliyeed ahna mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliyeed. Barnaamijka ayaa ku saabsan kaalinta culumada ee nabadda iyo dib u heshiisiinta.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka