Wareysi: Halkee ayay ku dambeeyeen ardaydii Soomaaliyeed ee Sudan, waase sidee xaaladda dalkaasi?

Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq soo booqday xarunta VOA ee magaalada Washington DC.

Tan iyo markii ay dagaalladu ka qarxeen dalka Sudan, waxay saameyn ku yeesheen arday fara badan oo dhalinyaro ahaa, kuwaas oo ka qaxay dalka Sudan, qaarkoodna dib ugu laabtay waddankooda Soomaaliya, halka kuwa kalena ay waxbarasho kale ka raadsadeen dalal kale.

Haddaba, sidey dhalinyarada ardada ah uu dagalladaasi u sameeyay, ayuu arrimahaasi ka wareystay Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan safiirka Soomaaliya ee Sudan Danjire Maxamed Shiikh Isxaaq oo nagu soo booqday xarunta VOA ee magaalada Washington DC.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga Danjire Maxamed Shiikh Isxaaq