Garrisa —
Waxaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay godoonsan magaalada Danyere ee ka tirsan maamulka Garissa, kadib markii ay xirmeen waddooyinka soo galayey, halkii buundo ee u furneedna webigu la tagay .
Boqollaal arday ah oo farisan lahaa imtixaanka qaran ee dugsiga sare ayaa waxaa ay ku xanniban yihiin guduha magaalada Danyere kamana qeyb qaadan karaan Imtixaanka .
Aadan muhumad haji waa mid kamid ah odayaasha maagalada Danyere wariyaha VOA-da ee Gaarisa Maxamed Faarax Shire ayuu uga waramay xaaladda.
Your browser doesn’t support HTML5