Maxaa ka soo baxay shir madaxeedkii Sacuudiga iyo Afrika? falanqeyn

Shir Madaxeedka Dhaqaalaha Sacuudiga iyo Afrika ayaa Jimcihii ka furmay magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudiga, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo hogaamiyayaasha Afrika iyo Carabta qaar ka mid ah.

Haddaba maxaa shirkaasi ka soo baxay? Ibraahim Xassan Garabeey Daandurey ayaa ka wareystay Dr. Xassan Al-Basri oo ka faallooda siyaasadda iyo Arrimaha Carabta islamarkaana bare ka ah Jaamacadda Al-Ahqaaf ee dalka Yaman.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeyn ku aadan shir madaxeedka dhaqaalaha Sacuudiga iyo Afrika