Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Xaalad Deg deg ah oo ku aadan in daadadka ku fatahay meelo badan oo gobollada Soomaaliya ah, kuwaas oo tobannaan qof ay ku dhinteen, kumannaan kalena ay weli ku go’doonsanyihiin ama ku barakaceen.
Warbixintan Waxaa Muqdisho ka soo diray Wariyaha VOAda Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5