Bandhigga VOA: Dhibaatooyinka Daadadka iyo abaaraha kusoo noqnoqda dhulka Soomaalida

Somali children wade through floodwaters outside their makeshift shelters following heavy rains at the Al Hidaya camp for the internally displaced people on the outskirts of Mogadishu, Somalia, Nov. 6, 2023

Barnaamijka Bandhigga VOA ee todobaadkan wuxuu ku saabsan; abaaraha iyo daadadka kusoo noqnoqda dhulka ay Soomaalidu ka degto ee Geeska Africa.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa soo diyaariyay, soona jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

BANDHIGGA VOA