Hargeisa —
Waxaa magaalada Hargiesa lagu soo gabagabeeyey shirweynaha Isbedelka Cimillada iyo saameynta bulshada Somaliland, iyada oo madaxweynaha Somaliland Muse Biixi uu saxiixay siyaasadda isbedelka cimilladda Somaliland.
Wasiirka Deegaanka Shukri Xaaji Ismaaciil ayaa wariyaha VOA ee Hargeisa Khadar Cakulle uga warrantay shirkan.
Your browser doesn’t support HTML5