Dadaallo lagu wacyigelinayo dhallinyarada Soomaalida Canada

Soomaalida ku nool magaalada Ottawa ee caasimadda dalka Canada ayaa wada dadaallo lagu wacyigelinayo dhallinyarada, si loogu dhiirrageliyo waxbarashada, islamarkaana ay uga fogaadaan falalka aan wanaagsaneyn.

Dadka dadaalladaas wada waxaa kamid ah, Hodan Cigaal oo kamid ah madaxda ururka Somali Canadian Youth Centre oo ka dhisan magaalada Ottawa.

Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa Hodan kula kulmay magaalada Toronto, ugu horreyna waxa uu waydiiyay halka ay marayaan dadaallada ay wadaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wacyi gelinta dhallinyarada Canada