Manhajka waxbarashada Islaamig ah ee Virginia oo la daah-furay

Mosque, Masjid, Masaajid

Gobolka Virginia ayaa lagu daahfuray manhaj waxbarasho oo islaami ah kaasoo akhriska iyo qoraalka ka caawinaya dadka doonaya inay quraanka iyo culuumta kale ee diiniga ah bartaan.

Cabdulqaadir Mursal Samakaab ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Manhajka waxbarashada diiniga ah