Maxaa ugu wacan in Soomaaliya isugu xigsadaan abaar iyo daadad?

Soomaaliya waxay muddooyin is-xigxiga la kulantay abaartii ugu darneyd ee muddo 40 sano ka badan soo marta, markii abaartii laga baxay oo macluul laga baqayayna laga baaqsaday, waxaa haddana ku dhuftay daadadka roobab ka dhashay dabeylaha El Nino, kuwaas oo si weyn u saameeyay dhulka ay wabiyada maraan.

Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa ugu wacan in Soomaaliya isugu xigsadaan abaar iyo daadad?