Falanqeyn: Dastuurka iyo caqabadaha ku horgudban qabyo tirkiisa

Hassan Sheikh Parliament

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shalay furay kalfadhigga afaraad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka codsaday xildhibaannada inay dhammeystiraan dastuurka ku-meel-gaarka ah oo uu sheegay in uu caqabad ku yahay Soomaalida iyo qaabka ay dunidu ula macaamulayso dowladda Soomaaliya.

Haddaba labada aqal ee baarlanamka ma hirgelin karaan codsiga madaxweynaha? Mana ku dhameystiti doonaan dastuurka qabyada ah ee dalka? Arrimahaasi iyo kuwo kale waxaa warbixin uu ku eegayo Muqdisho nooga soo diray Wariyeheenna Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeynta Dastuurka