Jabuuti oo dib u dhiseya waddo muhiim ah

Jabuuti Djibouti

Dawladda Jabuuti ayaa hawlo isugu jira dib-u-dhis iyo daayactir ka wadda jidka laamiga ah ee is ku-xira dekadaha Djibouti ilaa xuduudda ay la wadaagto dalka ay dariska yihiin ee Ethiopia.

Waddadaasi ayaa ah jidka inta badan ay maraan badeecadaha ama shixnadaha u socda Ethiopia, kuwaas oo uga soo dega dakedaha Djibuti, sida uu warbixintaan ku faahfaahinaayo wariyaha VOA-da Ramadaan Muuse.

Your browser doesn’t support HTML5

Kaabeyaasha dhaqaalaha