Xildhibaannada Baarlamaanka oo soo dhaweeyay qaadista cunaqabateynta hubka

xildhibaanada baarlamanka

Qaar ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aannka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay uu ku qaaday cunaqabataynta hubka ee muddada ka badan 30-ka sano saarnayd Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa sheegay in Sooomaaliya ay muddo dheer ka soo shaqeeneysay qaadista cunaqanataynta hubka.

Warbixintan waxaa kasoo direy magaalada Muqdisho wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaannada iyo qaadista cunaqabateynta hubka