Wareysi: Taalyaaniga oo sharciyo adag kasoo saaraya qulqulka muhaajiriinta

Dalka Talyaaniga oo ka amid ah waddamada safka hore ee ay soo gaaraan muhaajiriinta imanaya qaaradda Yurub ayaa ka shaqaynaya sharciyo lagu xakameynayo dadka soogalootiga ah.

Shugri Saciid oo ah Wariye deggan magaalada Roma ayaa tallaabooyinkan dawladda Talyaaniga uga warrantay Sahra Cabdi Axmed oo joogto Washington, D.C.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga tahriibka Talyaaniga