Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Ceelwaaq

Qarax hore

Wararka ka imanaya magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax ka dhacay halkaasi maanta uu keenay dhimasho iyo dhaawac.

Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad ayaa weerarkan ka waraystay Gudoomiyaha Dagmada Ceelwaaq Ibraahim Guuleed Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Qarax ka dhacay Ceelwaaq